habib health consultant waa madal loogu tala galay inaad ka barato ama ka dheegato macluumaadkii ugu dambeeyey ee caafimaadka guud iyo si gaara caafimaadka indhaha sida barashada xanuunada waxa sababa ka hortagooda iyo qaababka loo daweeyo ama loola tacaalo iyo talooyin ku saabsan ilaalinta caafimaad qabka jirka iyo indhahaba sidoo kale madashan waxaad kaga boganaysaan